Faahfaahin: Jahwareer xooggan oo maanta ka taagan Suuqyada Magaalada Garoowe

Waxaa maanta jah-wareer xooggan uu ka taagan yahay Suuqyada magaalada Garoowe kaasoo salka ku haya isticmaalka iyo socod-siinta Lacagta Shiling Soomaaliga ah, waxayna arrintani saamayn ku yeelatay nolosha danyarta magaalada ku nool Goobaha Ganacsiga Garoowe iyo dukaannada ayaa diiday isticmaalka Shiling Soomaaliga, kadib markii sida ay sheegeen dowladdu diiday inay canshuurta ku qaaddo Shilinka, ayna … Continue reading Faahfaahin: Jahwareer xooggan oo maanta ka taagan Suuqyada Magaalada Garoowe